|
Archive |
-
October, 2008
-
September, 2008
-
April, 2008
-
March, 2008
-
January, 2008
-
January, 2008
-
December, 2007
-
November, 2007
-
October, 2007
-
September, 2007
-
August, 2007
-
July, 2007
-
June, 2007
-
May, 2007
-
April, 2007
-
March, 2007
-
February, 2007
-
January, 2007
-
December, 2006
-
November, 2006
-
October, 2006
-
September, 2006
-
August, 2006
-
July, 2006
-
May, 2006
-
May, 2006
-
April, 2006
-
March, 2006
-
February, 2006
-
January, 2006
-
December, 2005
-
November, 2005
-
September, 2005
-
September, 2005
-
August, 2005
-
July, 2005
-
June, 2005
-
May, 2005
-
April, 2005
-
March, 2005
-
February, 2005
-
January, 2005
-
November, 2004
-
November, 2004
-
October, 2004
-
September, 2004
-
June, 2004
|
|
Dad ka mid ah Kuwa laga Tirada badan yahay ee JSL oo jig jiga ka wada Olole Dalab Qaxontinimo |
|
Saturday, 25 December 2004 |
|
Hargeysa (Halganews) Waxa laga dareemay Magaalada Jig-jiga ee dalka Itoobiya dhaq-dhaqaaq ay wadaaan Koox ka tirsan Beelaha Laga Tirada Badan yahay ee Reer Somaliland kuwaasi oo weydiistay Hay'ada UNHCR in ay u Aqoonsato qaxoontinimo. Sida wararka dalkaasi ka imanayaa ay sheegayaan waxa kooxdaasi ay ku doodayaan in dhibaatooyin loogu geysto dadka laga tirada badan yahay ee ku dhaqan gudaha Somaliland.
Xil dhibaan Axmed Cabdillaahi Bahal oo ka tirsan xubnaha ka metelaya golayaasha Baarlamaanka JSL, dadka laga tirada badan yahay, isla markaasina ka mid ah Dalaayadaha u dooda Xuquuqda Aadanimo ee dadka laga tirada badan yahay, ayaa Ganafka ku dhuftay dooda xubnahoodaasi ku sugan Jigjiga.
Md. Bahal waxa isagoo dooda dadkaasi ka hadlaya yidhi "Ma Garanayo sababta ku keliftay dadkaasi inay UNHCR weydiistaan Qaxoontinimo". Xildhibaanku isagoo ka hadlaya xaalada Somaliland ee Nabadgelyo waxa uu yidhi "Ma jirto sabab hay'ada UNHCR loogu Ciirsado, waayo Somaliland waxa ka jirta Nabad gelyo".
Md. Axmed Cabdillaahi Bahal waxa isagoo ka hadlaya dadkaa iyagoo Somaliland Sumcad dilaya leh Caalamka hanaloo qaado waxa uu yidhi "Dadka leh waa nala yasayaa ee caalamka hanaloo qaado, waxay la mid yihiin dadka Somaliland u dhashay ee haddana u ololeeya waxa ka dhan ah Somaliland, mana qabo inaya jirto waxa hatigaad ah oo lagu hayo Xoriyadooda iyo in meel lagaga dhacoba". Mudane Bahal waxa isagoo ka sii hadlaya kuwa waxaasi ku doodaya uu yidhi "Dadka ku doodaya hanala qaado waa qaar dambiyo ka galaya dalkan".
Laakiin waxay wararku sheegayaan dadka sidaa lihi in ay doonayaa in lagu doofiyo in muddo ahna ay socotay qarshahaa dhoofka lagu doonayo Somaliland lagu ceebaynayo dad badan o iyaga ka mid ahna lagu doofiyay, iyagoo marka ay Addis Ababa tagayaan sameeya arrimaha ay doofka ku doonayaan una soo bandhigaya Safaaradaha iyo Hayadaha degan Addis Ababa.
Dhinaca kale waxa ka dhacay magaalada Hargeysa kulana lagaga hadlayay xuquuqda Dadka laga tirada badan yahay kaas oo ay ka soo qayb galeen Xildhibaano, Ururada Xuquuqda Aadamaha wadaniga ah iyo Marti sharaf kale. Kulankaas waxa lagu gorfeeyay sidii mujtamaca looga tiri tiri lahaa kala qoqobnaanta iyo Takoorka iyadoo bulshada laga wacyigalinayo inay ka dheeraadaan Dhaqamada ka hor imanaya xuquuqda Aadanimo iyo diinta Islaamka.
Md Axmed Xirsi Caamir oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka wakiilada ayaa kulankaas ka sheegay in Bini'aadmigu ay illahaay Aktiisa ugu kala dhow yihiin sida loogu kala cabsi badan yahay waxana u xisbiyada ugu baaqay inaya door ka siiyaan Doorashada Baarlamanaka ee Fooda inagu soo haysa beelaha laga tirada badan yahay.
"Waxa aan xisbiyada ugu baaqayayaa inay beelaha laga tirada badan yahay door balaadhan ka siiyaan doorashada oo ay ku qoraan muraashiintooda meelaha hore ee laga baxayo iyaga iyo haweenkaba" ayuu yidhi Md. Axmed Cirsi Caamir.
Md. Caamir waxa uu dadka laga tirada badan yahay ugu baaqay inaanay niyada iska xumeyn oo aanay gooni isku faquuqi. Faadumo Siciid oo ka tirsan Hawl wadeenada hay'ada UNDP ayaa sheegtay sida loogu baahan yahay in bulshada loogu bisleeyo in laga dhex qaado Xayndaabka kala faqooqay.
Abdifatah Hassan Hargeisa Somaliland
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
Newer news items:
|
|
Last Updated ( Saturday, 25 December 2004 )
|
|
|
Fikradaha Articles |
|
Freeman and Cendon were kidnapped as they left from their hotel in Bosasso, in the northern semi-autonomous region of Puntland, on 26 November. They had been in Bosasso for about a week to report on piracy |
|
Shabakada Halganews iyo dhamaan Xubnaha Dalada SONYO iyo Naadiga wax akhriska Hargeisa ( Hargeisa Readers Club) Shaqaalaha Hayadaha IOM, ILO, PSI iyo TRG waxay habalyaynayaan Meherka Mustafe Maxamed Khayre & Ilhaam Sh. Muuse Axmed |
|
Inkasta oo wakhtigan ay iska badanyahiin Duruufaha caam ahaaneed ee qoysaska bulshada danyarta ahi, ayaan hadana xaaladaha qaarkod ay yahiin kuwo niyad jab waxbarasho ku keena ardayda yaryar ee anaga oo kale ah
|
|
Xilku waa amaano, sida loo wada oofiyaa adag yahay, nin uu ku culus yahay oo mudan in loo igmadaana kuma rooro.ee wuu ka cararaa, waxse aad moodaa bahalku marka uu galo Somaliland iyo dawladeeda ee dad aanu mac-u noqon karin ag bariisto |
|
Yaraantaydii waxa la i baray in haddii qof ku habaaro aan la isku hawlin in habaar kale lagu celiyo balse si fudud loo yidhaa isla hel, markaasna habaarkii aanu waxba ku yeelayn ee qofkii dib ugu noqonayo |
|
Asalaamucalaykum dhamaan bahda halganews.com iyo akhirstayaasha sharaftaleh ee website kan intaanan udaadagin mawduucayga waxaan ka mid ahay dadka aadka uugu xidhan websitekan aadbaanan uugu mahadnaqayaa raga is xilqaamay |
|
We have for weeks been joining Kenyan journalists in denouncing this bill’s reactionary and repressive nature. We do not understand President Kibaki’s decision, which will seriously undermine civil liberties in his country
|
|
Waxa aan halkan hanbalyo kal iyo laab ah uga dirayaa sannad kan cusub 2009 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, xukuumadiisa , gollaha wakiilada , Guurtida, iyo xisbiyada qaranka Somaliland |
|
Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan dadka reer Somaliland ugu horreyn halkan idiinku soo gudbinayaa dhalashada sannadka cusub ee 2009 |
|
Madaxdhaqameedyo ka tirsan Mid ka mid ah qaybaha beelaha Samarroon ayaa dhawaan Boorama ka soo saaray Bayaan ay ku dhaleecaynayaan xukuumadda isla markaana ay dawladda iyo
|
|
Waa buug Cusub oo uu Qoray Qoraaga Caanka ah ee Xasan Cabdi Madar, waxaanu buugu ka hadlayaa Barbaarinta toosan ee caruurta, iyo sida ugu haboon ee loo tarbiyayn karo. |
|
Waxaa ka waramaya Mahadar mohamed oo ahaa Raysalwasaarihii xukumayay Maleeshya in ka badan 22 Sano (1981-2001) waxa uu ka mid ahaa inta yar ee Caalamka Islaamka laga tilmaamo, hab xukunkiisii iyo sida uu ugu guulaystay in uu dhiso Wadankiisa |
|
Marka hore waxa aan salaamayaa dhamaan shacbiga Somaliland gudo iyo dibad ba gaar ahaan bahda shabakada www.halganews.com oo aan odhan karo waa website ka daacada oo si siman u soo bandhiga afkaarta dadku ay rayigooda ku cabirayaan |
|
Hanadkii wacnaayee gabay himiladiisiyo · Cilmi lagu hagaagiyo hubantidada aqoontuba Hoyga u ahaydoow Mohamedow hal iga maqal. Hal qabsiga Waxa leh abwaan Mohamed Xirsi Guuleed.
|
|
Aduunka aan ku noolahay waxa caado ah in qiimayn lagu sameeyo waxyaabihii uu koobsadey sanad kasta marka uu dhamanayo waxa had iyo goor qiimayn lagu sameeya dhacdooyinka. ashkhaasta, bugaagta, iwm waxa kale oo qiimayntu noqotaa mid ah posative iyo mid ah negative |
|
Anagoo og inay bar tilmaameedsadeen culumadii Ahlu-sunna Wal-jameeca iyo Aqoonyahankii oo ay masaajidada ay ka ugaadhsanayaan qaarna ay ku sugayaan masaajidka hortiisa si ay u dilaan, iyagoo duubanaya gafuurka si aan loogaran |
|
Haddaba, haddii aan u daadago, ujeeda iyo nuxurka qoraalkan, waxa dhawaan ka dhacay Afarta Gobol ee Saaxil, Awdal, Maroodi-jeex (Hargeysa) iyo Togdheer diiwaan-gelintii codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland |
|
Waxa iyana meesha ku jirta oo ay ilduufayaan dadkaasiy ka xun ictiraafka soamaliland in hadii somaliland la ictiraafo shir kasta oo afrikaana ay ka soo qay gali lahaayeen 3 dawaladood oo isku af sida Somaliland , Djabuuti iyo Somalia |
|
Inkastoo afhayeenka dawladda Rayaale dhawaanta been ku tilmaamay war lagu sheegay in Rayaale ka warwareegayo musharaxnimada xisbiga UDUB, balse afhayeenkaasi marnaba ma caddayn inuu Rayaale yahay musharaxa xisbiga iyo inkale |
|
Qof kasta oo ku nool aduunkan oo xiskiisu dhan yahay, meeshuu doonaba ha joogo-e,waxa uu yaqaanaa xisaabaha lagama maarmaanka u ah nolol maalmeedka, ee aasaaska xisaabaha ah ee kala ah, u-gee, ka-jar, u-qaybi iyo ku-dhufo |
|
Somaliland waxay ka mid noqotay wadamada ay AL-Qaacida ka geysatay qaraxyada axmaqnimada leh ,Hargeysa-na waxay gashay liiska caasimadaha Dunida ee ay AL-Qaacida duqaynta baladhaan u gaysatay |
|
Aniga oo ah muwaadin somalilander ah waxaan akhristayaasha ku salaamayaa salaanta islaamka. Marka xigta waxaan halkan ka soo gudbin doonaa dokumentiyo iyo qoraalo sir ah oo ku saabsan dawladii hore loo odhan jiray Somalia |
|
Maansadanwaxaan tiryey 2003 wakhtigaas oo aan magaalda Adiss ababa isku aragnay fanaanda kinsi xaaji aden caqaarta anigoo ku farxsan in arigtada Caqaarta maadama Waaberi ka mid ahaayeen kooxa nagusoo simay Fanka aan maanta maalayno |
Diwaangalintu waa mid dal ahaan iyo dimuqraadi ahaanba inoo wada wanaagsan dan weynina inoogu jirto hadii si wanaagsan loo maamulo Riyaalena faraha kala baxo waxaa se durba halkaa ka sii dhex muuqta jahowareer |
|
Abwaaniintu waxay ku hadashaa afka bulshada, Maansadan dan hadal waxa tiriyey Abwaan Xuseen Maxamed Cali (Xuseen Farjar), oo ah abwaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag, wuxuuna kaga hadlayaa qaddiyadda Somaliland iyo duruufaha jira |
|
Ma duugowdo taariikhdu, ma tasayso ruuxii kaalintiisa taabaca ee tibaaxeeya waayaha sooyaalka taariikhda, waxaannu ku suntan yahay Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan Ganey) Somaliland oo qayb libaax ka qaatay halgankii SNM |
|
Haddii la raacayo Dastuurka u yaala kooxda Imbagatti, waxaa bedelaya Cabdullahi Yusuf, Sheekh Aadan Madoobe oo ah ,Gudoomiyaha Baarlamaanka ee kooxda Imbagatti, waxaana si cad u qeexaya Qodobka 45 ee hoos ku qoran |
|
Waxaa xusid mudan intii horumarka nabadu ka socday jamhuuriyada somaliland in Koonfurta soomaaliya ay iyadna ku howlaneyd hurinta colaadaha iyo khilaafaadka taas oo aan looga sheekeyn karin halkan dhibaatooyinkii ka dhacay dhulkaas horay loo oran jiray somali |
Idacada BBC-du waxa ay ummad u sheegtay Been ay u badheedhay oo ka turjimaysa sida ay Idacadii BBC Mooryanku ula wareegeen. Wariye Moryan ah oo Idacada BBC-da ka shaqeeya ayaa waxaa uu wariyay |
|
Marka hore waxaan salaamayaa shacbi weynaha Jsland , Xukuumada iyo axsaabta qaranka intaba ee guntiga u adkaystay siday inoogu hirgeli lahayd diwaangelinta hadda inoo maraysa meesha wanaagsan ee gabogabada ku dhaw |
|
|